Biyaddiid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)1. Neef aan biyaha cabbin marka uu wax qoonsado. 2. ld biyaddiidid.
Biyaddiid
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)1. Biyo cabi waayid wax uu qoonsaday awgeed (neef). 2. Ka b.: maamul sida loo fulinaayo saluugid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyaddiid ↴
biyaddiidid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg