biyaddiidid
(m.f.dh)

eeg biyaddiid². ld biyaddiid¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyaddiidid

biyaddiid [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Neef aan biyaha cabbin marka uu wax qoonsado. 2. ld biyaddiidid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg