biyow
(m.l)

ld biyoobid.

biyow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Wax biyuhu ka bateen noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyow

biyabbiyow [m.l]
Ku daridda badar lagu daro biya ka bateen noqosho. ld biyabbiyoobid.

biyabbiyow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Wax biyo ka bateen noqosho.

biyoobid [m.f.dh]
eeg biyow². ld biyow¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg