boobsii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)Hawl si degdeg leh u qabasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boobsii ↴
boobsiin [m.f.dh]
eeg boobsii. ld boobsiis.
boobsiis [m.l]
ld boobsiin.
dhaqso [m.l]
1. (fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh. 2. ld dhaqsad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg