Dhaqso
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (fk) Si degdeg ah; durba; si boobsiis iyo welwel leh. 2. ld dhaqsad.
Dhaqso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Hawl qabashadeeda deddejin. ld dhakhso².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhaqso ↴
daacuun | laaf | aweyti | aweyti | bahardaac | bakteeriafayj | baraf-dhagax | biriq | boob | boob |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg