boodaan
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-aamo, m.l)Koor weyn oo geela loo xiro. ld buudaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boodaan ↴
buudaan [m.dh]
ld boodaan.
darmad [m.dh] (-do, m.l)
Koor boodaanta ka yar, aleelkana ka weyn.
guggundhaw [m.l]
Koor hal carrab leh oo jalaqda ka weyn boodaantana ka yar oo geela loo xiro.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg