Boodee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)1. Bood dhar ku mayrid. 2. Bood timaha ku caddayn. ld booree (2).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boodee ↴
boodayn | booree |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg