boohi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2)ld oohi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boohi ↴
yaboohi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Baadi la hayo shir ka baafin. 2. Yabooh weyddiin.
yaboohid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yabooh². ld yabooh¹ (2). yabooh
yaboohin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaboohi. ld yaboohis. yaboohi, yaboohis
yaboohis [m.l]
ld yaboohin. yaboohin
oohi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Ka o.: cid oohin ka keenid. ld boohi, ooy.
oohin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg oohi. ld boohin.
boohin [m.dh]
ld oohin.
boohise [m.l]
Codbaahiye.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg