Booji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Qof madax furasho laga rabo xoog ku kaxayn; afduubid. 2. Gabar guur laga rabo xoog ku kaxayn si loo soo mehersado; dhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga booji

boojimo | boojin | boojis | boojisnimo | dabboojiye | qabooji | qaboojin | qaboojisasho | qaboojiso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg