Boon
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(boon, m.dh) Nin nolol maalmeedkiisa ka soo saaro ugaarsashada.
Boon
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Beel ugaarsato ah. 2. Haweeney ka tirsan dadka ugaarsiga ku nool.
Boon*
Bocool weyn oo inta badan ka samaysan Gees oo la yeeriyo xilliyada colaadaha ama arrin degdeg ahi jirto si dadka loogu digo. = Buun
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boon ↴
okobboon | okobboonaan | okobboonaansho | asaabboon | asaabboonaan | asaabboonaansho | boonbiyeed | boondhow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg