Boorri

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Ku b.: cid hawl qabashadeda ku guubaabin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boorri

baramboorri | boorrin | dirirsii | hamboorri | hamboorri | hamboorriyid | shayddaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg