Bud

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ul lagu dagaallamo oo madaxa buuran; bur; garruun. ld bur¹.

Bud

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Ciidda la tuuro qabriga dushiisa oo calaamad u ah. 2. Iil. 3. B. soo dheh: soo bixid (qorrax, dayax iwm).

lama-iyaaka-dhexdood-nacbudu-aa-ku-jirtaa*

Wax walba wax ayaa ku duugan.


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bud

caabud | caabud | caabudid | caabudnimo | kaabsul | xabud | allacaabud | allacaabudid | alluumiiniyam ogsaydh | awaare |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg