Bud-dhig
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(dii.) Dhigitaanka qof dhintay iilka la dhigo. ld bud-dhigid.
Bud-dhig
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)(dii.) Qof dhintay iil gelin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bud-dhig ↴
bud-dhige | bud-dhigid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg