bud-dhigid
(m.f.dh)eeg bud-dhig². ld bud-dhig¹.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bud-dhigid ↴
bud-dhig [m.l]
(dii.) Dhigitaanka qof dhintay iilka la dhigo. ld bud-dhigid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg