Bug

Qaabnaxa: Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone Isrogrogga:

B. dheh: cod lagu muujiyo qarax ama dhac.

Bug

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga:

(bukay, bugtay; buki) Qof, wax bukaan ah ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bug

tacluus | xafaare | bogox | bucayn | bucee | bugayn | bugcad | bugee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg