Buji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax sida haan iwm haruub ka qaadid. 2. Wax meel ka duleelin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buji

baji | bujin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg