Bukaysii

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

1. Nafley bukaan ka dhigid (Ilaah). 2. Wax bukaan ah iska dhigid. ld bukee.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bukaysii

bukayn | bukaysiin | bukee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg