Bul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)1. Miiqyo badan oo dun, mayrax iwm ah oo salka isaga xiran waxna lagu qurxiyo. 2. Saynta ka laallaadda dabada nafleyda qaarkeed inteeda dambe.
Bul
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga:(bulay, bushay) Mayrax, dun iwm miiqyo yaryar ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bul ↴
saabbuunmadow | baabbul | kaabul | naadi | caado | caafimaad-beeleed | daabbul | daabbulad | daabbule | daabbulid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg