Caado
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)1. Fal bulsho joogteysato kuna dhaqanto. 2. Fal qof si joogta ah ugu dhaqmo. 3. Dhiig ka yimaada haweenka bishiiba hal mar; dhibaad; xiso; xayl. dhibaad, xiso, xayl
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caado ↴
caadayso | caado-immaansho | caado-raacnimo | caadoxanuun | caado wareer | qaayib | abbaay abbaay | alab | balwad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg