Bulaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cod weyn aan ereyadiisu sugnayn oo dad badan oo isku mar hadlaya sameeyaan. 2. ld bulaamid.
Bulaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)Dad badan oo isku mar hadlaya codweyn oo aan ereyadiisu sugnayn sameyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bulaan ↴
yoon | bulaamid | bulmid | danaani | qablan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg