Burur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dareen qofka ku dhasha marka uu la kulmo wax shucuurtiisa kiciyo oo ka lumiyo is-hanashada; jidbo. 2. ld burbur 1. 3. ld bururid.
Burur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Qof, wax shucurtiisa kiciya la kulmay, is-hanasho ka lumid; jidbood. 2. ld burbur².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burur ↴
xabbaji | xabbururi | xabbururin | xabbururis | burbur | burbur | burburi | burburid | burburin | burbursan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg