buubin
(m.f.dh)

eeg buubi. ld buubis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buubin

buubis [m.l]
ld buubin.

dooro [m.dh]
1. (u) Shimbir aan buubin, guri joog ah oo dadku manaafacaadsadaan; digaag. 2. (u) Digaagga middeeda dheddig. 3. Baaro.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg