Caac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Nafley, roob badan dhaxan leh ku qarqarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caac

caaci | caacid | caacin | bacaac | geelcaacis | goocaac | goocaacid | lamaddegaan | shucaac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg