Caalsaaree
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -reysay)1. ld caalsaar². 2. Qori, xabbad barta shiishka kor uga qaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caalsaaree ↴
caalsaar | caalsaarayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg