Cab

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay/-bbay, -btay; -bbi)

1. Hoore si isdabajoog ah u liqid. 2. Sigaar dhuuqid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cab

aad | aadimo | ebinefiriin | u | caabbin | faad | caabid | maacuun | maaddi | waabaayo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg