cadadi
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-iyo, m.dh)

Lacagta inteeda birta ah; qaddaaddiic; sanuud.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadadi

cadaadis [m.l]
1. Hawo c. saarid. 2. Xoogga ku dhaca halbeeg bed ah. 3. ld cadadin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg