Cadaadis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Hawo c. saarid. 2. Xoogga ku dhaca halbeeg bed ah. 3. ld cadadin.
Cadaadis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(fiis.) Xoogga lignaan u saaran halkii halbeeg ee bed ah ama waa saamiga xoogga iyo bedka. Waxa lagu cabbiiraa Baaskal ama N/m2 (H.C).
Cadaadis
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(siyaa.) Waa dawlad awoodsheegasho ku dhisan, caddaalad darro iyo hoggaamin xumo ku darsatay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadaadis ↴
aagga-qabow | caag | maanomitir | nabar-kul | raadyoosonde | aysootoonik | barbarafow | barkarkareed | barqiirqiir | beeg |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg