cadowtooyo
(m.dh)ld cadowtinnimo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cadowtooyo ↴
cadowtinnimo [m.dh]
Dareenka colaad iyo xumaan ee laba qof ama ka badan isu hayaan. ld cadowti, cadowtooyo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg