Cagaariye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)(baay.) Walaxda mas'uulka ka ah midabka cagaaran ee dhirta badidoodu leedahay, molikiyuulka cagaariyuhu waa xudunta ugu muhimsan ee nuugista ilayska marka la eegayo falgallada ilayska ee footoosintasiska.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cagaariye ↴
alji | fangi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg