cagajiidnimo
(m.dh)Cagajiid ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cagajiidnimo ↴
cagajiid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Wax si cagajiidnimo ah u samayn. ld ciddijiid².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg