cajiimid
(m.f.dh)eeg cajiin².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cajiimid ↴
cakis [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Wax ama qof joojin. 2. Wax rafaaqid; cajiimid. 3. Qof dilid.
ridiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-dqay, -diqday; -dqi)
Badar cajiimid.
riiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Badar cajiimid. 2. Dhuxul budlin si khad looga dhigo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg