Cakis

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld cakisid.

Cakis

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-say, -stay)

1. Wax ama qof joojin. 2. Wax rafaaqid; cajiimid. 3. Qof dilid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cakis

cakisan | cakisan | cakisid | cakisnaan | cakisnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg