Calaamadi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax calaamo u yeelid. ld calamadee, calaamee.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calaamadi ↴
yib | calaamadayn | calaamadee | calaamadin | calaamayn | calaamee | horudhalow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg