Yib

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cayaar fadhiga lagu dheelo, shan iyo labaatan hogood leh, si afar gees ah dhulka loogu calaamadiyo, oo ay dheelaan laba qof oo kiiba yeesho laba iyo toban dhagax oo isku midab ah, waxaana loo cayaaraa habka daamada loo dheelo.

Yib

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Yib cayaarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga yib

qaad | qaayib | qaayib | qaayibid | untiye | yibal | yibid | yibir |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg