Calaf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dheef xag Ilaah ka qoran; risiq. 2. Nasiib.
Calaf
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lfo, m.l)Kab duug ah.
Calaf
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-lfay, -laftay; -lfi)1. U c.: Ilaah, cid wax risiq ugu dhigid. 2. U c.: Ilaah, cid wax nasiib ahaan u siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga calaf ↴
calafsad | calafsasho | calafsi | calafso | calfad | calfasho | calfid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg