Caleemasaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

U boqridda cid loo boqro in ay bulsho madax u noqoto. ld caleemasaarid.

Caleemasaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qof in uu bulsho madax u noqdo u boqrid. ld caleensaar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caleemasaar ↴

ugaas | caleemasaarid | caleensaar | caleensaar | caleensaarid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg