Camajuuji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Wax dhinacyadiisa si xoog leh isugu keenid. ld camandhuuji, camanjuuji.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga camajuuji ↴
camajuujin | camajuujis | camandhuuji | camandhuujin | camanjuuji | camanjuujin | raquus |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg