Camalfal
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld camalfalid.
Camalfal
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-alay, -ashay)1. Camal wanaagsan Eebbe dartii u sameyn. 2. Ku c.: amar sidii laga rabay u fulin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga camalfal ↴
wadaad | camalfalad | camalfalasho | camalfalid | camalfalo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg