Wadaad
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ddo, m.l)Nin diinta islaamka wax ka bartay kuna camalfala oo dhowrsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wadaad ↴
yabaro | baadari | wadaaddee | wadaaddeyn | wadaadnimo | ardooyin | barahaman | dacar | daraawiish |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

