Cambuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Gashi haweenku qaato oo ilaa lugaha ku eg. 2. ld camambuurid.
Cambuur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)ld camambuur².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cambuur ↴
camambuurid | cambuurid | toob |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg