Toob

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)

Nooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.

Toob

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

1. Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid. 2. Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga toob

ibajitoobid | saab | oktoobar | taa'ib | waantoobid | afkatoob | agoontoobid | bire | borojekshan-toobineed | caatoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg