Candhakar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Weynaan iyo barar ka muuqda candho aad caano uga buuxsameen.
Candhakar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Candho xoolaad aad u dararid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga candhakar ↴
candhakarid | candhakarsan | candhakarsanaan | candhakarsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg