Candhuufee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-feeyay, -faysay)1. Candhuuf marin. 2. Candhuuf ku tufid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga candhuufee ↴
candhuuf | candhuufayn |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg