Carrabla'

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld carrablaay.

Carrabla'

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-'aa -'ayd)

Qof aan ereyada qaarkood sida loogu dhawaaqo karin ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carrabla'

carrabla' | carrabla' | carrabla'aan | carrabla'aansho | carrablaay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg