carrasan
(m.l)

Dhul saac iyo nur leh oo aan qaniin lahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carrasan

bacrin [m.dh]
Dhul carrasan oo wax ka soo bixi ogyihiin; ugbaad.

dalsan [m.l]
Dhul saac leh oo aan qaniin lahayn; Carrasan.

hundo [m.dh]
Dhul carrasan ah, hawd ahayn, leh bannaanno, kuro, togag, biyaqabatinno, iwm.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg