catajab
(m.l)ld cashatab¹.
catajab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)ld cashatab².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh catajab ↴
cashatab [m.l] (-byo, m.dh)
Hal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajab¹.
cashatab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Hal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, catajab², catajebi.
catajabid [m.dh]
ld cashatebid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg