cawil
(m.l)

Wax ku dhaafay ama lumay beddelkood.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cawil

cawilceli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dhumay beddelkood siin.

cawilcelin [m.f.dh]
eeg cawilceli. ld cawilcelis.

cawilcelis [m.l]
ld cawilcelin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg