Ceeb

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Sharaf darro ka timaada fal ama hadal anshaxdarro ah oo qof ku kaco. ld ceebaal.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceeb

haaraan | haaraan | maamuusjab | nacaladaysan | qaad | yaxyax | agagas | ardaal | astur | astur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg