ceebaal
(m.l)ld ceeb.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ceebaal ↴
ceeb [m.dh]
Sharaf darro ka timaada fal ama hadal anshaxdarro ah oo qof ku kaco. ld ceebaal.
daldalool [m.l]
1. Daloollo badan oo uu weel iwm yeesho. 2. Iimo; ceebaal. ld dulduleel¹.
xil [m.l]
1. Xishood; sheex; sarriig. 2. Wax ama hawl la isu dhiibay ama la is faray ama la qabanayo, wixii ceebaal ah, ama naftii sharaf lihi ka xishooto, oo ka imaan kara haddii la hargado ama lagu gaboodfalo. 3. Ceebal; fadeexo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg