Ceyri

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Nafley orodsiin, si meel ay ku sugnayd uga fogaato; eryid; burin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ceyri

alaab caydhiin | alaab ceyriin | buubi | ceyrin | ceyris | ceyro |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg